info@hornofafricainsurance.com

Drop us a line

(+252) 571114

Make a call

Shirkada Horn Of Africa Insurance oo daahfurtay Adeega Gaadiidka Nooca Sadexaad ( Third party liability Insurance)

Maanta oo ay bishu tahay 01/02/2022 Waxaanu ka qayb galnay xaflada daah furka adeega caymiska gaadiidka nooca sadexaad ama ( Third party liability Insurance) oo lagu qabtay magalada hargeisa, wax aan ka war bixinay dhamaan adeegyada ay shirkadu qabato oo ay ugu horayso adeega caymiska Baabuurta, xamuulka, cafimaadka.Macmiil so booqo xafiisyada shirkada ay ku ledahay gobalada dalka caymi gaadhigaaga.

https://fb.watch/bhreT8q2YL/